1 Timoteyos 3:2 ~ 1 Timothy 3:2

picture

S idaas daraaddeed hoggaamiyaha kiniisaddu waa inuu ahaado mid aan ceeb lahayn, oo naag keliya qaba, oo feeyigan, oo digtoon, oo sharaf leh, oo martida soo dhoweeya, oo ku wanaagsan waxbaridda;


A bishop then must be blameless, the husband of one wife, temperate, sober-minded, of good behavior, hospitable, able to teach;

Continue reading Report error