O o muranla'aan qarsoodiga cibaadadu waa weyn yahay. Isaga jidh baa lagu muujiyey, oo ruux baa xaq laga caddeeyey, malaa'iguhuna way arkeen, quruumahana waa laga dhex wacdiyey, dunidana waa laga rumaystay, ammaanna kor baa loogu qaaday.
Тайна нашей веры несомненно велика: Бог был явлен в теле, был оправдан Духом, Его видели ангелы, о Нем было возвещено среди народов, Его приняли верой в мире, Он был вознесен в славе.
Continue reading Report error