1 Timoteyos 3:13 ~ 1 Timothy 3:13

picture

W aayo, kuwa sida iyagoo ah caawiyayaasha kiniisadda si wanaagsan ugu adeega, waxay nafsaddooda u helaan derejo wanaagsan iyo dhiirranaan badan oo ay iimaanka Ciise Masiix ku dhiirran yihiin. Cibaadada Weynaanteeda


For those who have served well as deacons obtain for themselves a high standing and great confidence in the faith that is in Christ Jesus.

Continue reading Report error