1 Timoteyos 2:7 ~ 1 Timothy 2:7

picture

T aas daraaddeed baa layga dhigay inaan noqdo mid wax wacdiya oo rasuul ah oo macallin dadka aan Yuhuudda ahayn ugu ah iimaan iyo run. Taasu waa runtay, oo been sheegi maayo.


For this I was appointed a preacher and an apostle ( I am telling the truth, I am not lying) as a teacher of the Gentiles in faith and truth.

Continue reading Report error