1 Timoteyos 1:16 ~ 提 摩 太 前 書 1:16

picture

L aakiin sababtaas daraaddeed waa la ii naxariistay in, anigoo ah kan ugu daran, Ciise Masiix iga muujiyo dulqaadashadiisa oo dhan, inaan masaal u noqdo kuwa hadda dabadeed isaga rumaysan doona inay nolol weligeed ah helaan.


然 而 , 我 蒙 了 憐 憫 , 是 因 耶 穌 基 督 要 在 我 這 罪 魁 身 上 顯 明 他 一 切 的 忍 耐 , 給 後 來 信 他 得 永 生 的 人 作 榜 樣 。

Continue reading Report error