L aakiinse haatan markii Timoteyos nooga kiin yimid, wuxuu noo keenay warka wanaagsan oo ku saabsan rumaysadkiinna iyo jacaylkiinna, iyo inaad kol kasta si wanaagsan noo xusuusataan idinkoo xiiso u qaba inaad na aragtaan sida aannu annaguba xiiso ugu qabno inaannu idin aragno;
And now Timotheus having come unto us from you, and having declared good news to us of your faith and love, and that ye have a good remembrance of us always, desiring much to see us, as we also you,
Continue reading Report error