1 Tesaloniika 2:16 ~ 1 Thessalonians 2:16

picture

O o waxay noo diidaan inaannu dadka aan Yuhuudda ahayn la hadalno inay badbaadaan. Sidaasay mar walba dembiyadooda u dhammaystiraan, laakiin ugu dambaysta cadhada waa ku dul degtay. Bawlos Wuxuu Doonayay Inuu Mar Kale Kiniisadda Soo Booqdo


forbidding us to speak to the Gentiles that they may be saved, so as always to fill up the measure of their sins; but wrath has come upon them to the uttermost. Longing to See Them

Continue reading Report error