1 Tesaloniika 1:8 ~ 1 Солунци 1:8

picture

W aayo, ereygii Rabbigaa idinka dhawaaqay, mana aha Makedoniya iyo Akhaya dhexdooda oo keliya, laakiinse rumaysadkiinna xagga Ilaah wuxuu gaadhay meel kasta; oo sidaas daraaddeed uma aannu baahnin inaannu wax nidhaahno.


Защото не само се прогласи Господното слово от вас в Македония и Аханя, но се разчу навсякъде и вашата вяра в Бога, така щото ние нямаме нужда да казваме нещо за нея.

Continue reading Report error