Filiboy 4:12 ~ ﻓﻴﻠﻴﺒﻲ 4:12

picture

W axaan aqaan saboolnimada, oo weliba waxaan aqaanna barwaaqada. Meel kasta iyo wax walba waxaan ku bartay dhergidda iyo gaajadaba, barwaaqada iyo baahidaba.


فَأنا أعرِفُ كَيفَ أعِيشُ وَقتَ الحاجَةِ، وَوَقتَ الوَفرَةِ. فَفِي كُلِّ وَقتٍ، وَفِي كُلِّ ظَرفٍ، تَدَرَّبتُ أنْ أرْضى فِي الشَّبَعِ وَالجُوعِ.

Continue reading Report error