Filiboy 3:5 ~ Philippians 3:5

picture

A niga waxaa lay guday maalintii siddeedaad, oo waxaan ahay jinsiga reer binu Israa'iil, oo waxaan ka ahay qabiilka Benyaamiin, oo waxaan ahay Cibraani ka mid ah Cibraaniyada; oo xagga sharcigana waxaan ahay Farrisi;


I went through the religious act of becoming a Jew when I was eight days old. I was born a Jew and came from the family group of Benjamin. I was a Jewish son of Jewish parents. I belonged to the group of the proud religious law-keepers.

Continue reading Report error