Sharciga Kunoqoshadiisa 9:26 ~ Второзаконие 9:26

picture

M arkaasaan Rabbiga baryay oo waxaan ku idhi, Sayidow, Ilaahow, ha baabbi'in dadka dhaxalkaaga ah oo aad weynaantaada ku soo furatay, oo aad gacantaada xoogga badan dalkii Masar kaga soo bixisay.


Молех се на Господа: Господи Йехова, не унищожавай народа Си и наследството, което си изкупил с величието Си и което си извел от Египет победоносно.

Continue reading Report error