Sharciga Kunoqoshadiisa 8:7 ~ Второзаконие 8:7

picture

W aayo, Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idin keenayaa dal wanaagsan oo ah dal ay ka buuxaan durdurro biyo ah, iyo ilo, iyo biyo mool dheer oo ka soo baxaya dooxooyin iyo buuro.


Ибо Господь, Бог твой, ведет тебя в землю добрую, в землю, потоки вод, источники и озера выходят из долин и гор,

Continue reading Report error