L aakiinse waa inaad xusuusataan Rabbiga Ilaahiinna ah, waayo, kan xoogga aad maalka ku heshaan idin siiyaa waa isaga, inuu adkeeyo axdigii uu awowayaashiin ugu dhaartay, siday maanta tahay.
وَلَكِنْ تَذَكَّرُوا أنَّ إلَهَكُمْ هُوَ مَنْ يُعطِيكُمُ القُوَّةَ لِلحُصُولِ عَلَى الثَّروَةِ، حِفاظاً عَلَى العَهدِ الَّذِي قَطَعَهُ مَعَ آبائِكُمْ كَما هُوَ فاعِلٌ اليَومَ.
Continue reading Report error