Sharciga Kunoqoshadiisa 7:19 ~ Повторення Закону 7:19

picture

X usuusta jirrabyadii waaweynaa oo aad aragteen, iyo calaamooyinkii, iyo yaababkii, iyo gacantii xoogga badnayd, iyo cududdii fidsanayd ee uu Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku soo bixiyey, oo sidaasoo kalaa Rabbiga Ilaahiinna ahu ku wada samayn doonaa dadyowga aad ka cabsanaysaan oo dhan.


ті великі випробовування, що бачили твої очі, і ознаки та чуда, і сильну руку та витягнене рамено, що ними вивів тебе Господь, Бог твій, так Господь, Бог твій, учинить усім тим народом, що ти їх боїшся.

Continue reading Report error