O o Rabbigu wuxuu idinka qaadi doonaa cudur kasta, oo isagu idinku ridi maayo cudurradii Masar oo xunxumaa oo aad tiqiin midnaba, laakiinse kulligood wuxuu ku wada ridi doonaa kuwa idin neceb oo dhan.
Yahweh will take away from you all sickness; and none of the evil diseases of Egypt, which you know, will he put on you, but will lay them on all those who hate you.
Continue reading Report error