O o dadyowga oo dhan waad ka barako badnaan doontaan, oo idinka iyo xoolihiinna toona lab iyo dhaddigba laguma arki doono madhalays.
Thou shalt be blessed above all people: there shall not be male or female barren among you, or among your cattle.
Continue reading Report error