Sharciga Kunoqoshadiisa 7:1 ~ ﺍﻟﺘﺜﻨﻴﺔ 7:1

picture

M arkii Rabbiga Ilaahiinna ahu idin geeyo dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan, oo uu hortiinna ka eryo quruumo badan oo ah reer Xeed, iyo reer Girgaash, iyo reer Amor, iyo reer Kancaan, iyo reer Feris, iyo reer Xiwi, iyo reer Yebuus, kuwaasoo ah toddoba quruumood oo idinka weyn oo idinka xoog badan,


«وَحِينَ يُحضِرُكُمْ إلَهُكُمْ إلَى الأرْضِ الَّتِي سَتَدخُلُونَها لِتَمتَلِكُوها، وَيَطرُدُ أُمَماً كَثِيرَةً مِنْ أمامِكُمْ: الحِثِّيِّينَ وَالجِرجاشِيِّينَ وَالأمُورِيِّينَ وَالكَنعانِيِّينَ وَالفِرِزِّيِّينَ وَالحِوِّيِّينَ وَاليَبُوسِيِّينَ، سَبعَ أُمَمٍ أعظَمَ وَأقوَى مَنكُمْ.

Continue reading Report error