Sharciga Kunoqoshadiisa 6:21 ~ Deuteronom 6:21

picture

M arkaas waxaad wiilkaaga ku tidhaahdaa, Annagu Fircoon baannu addoommo ugu ahaan jirnay dalka Masar, markaasaa Rabbigu Masar nagaga soo bixiyey gacan xoog badan,


să îi răspunzi fiului tău astfel: «Îi eram sclavi lui Faraon în Egipt, iar Domnul ne-a scos din Egipt cu mână tare,

Continue reading Report error