Sharciga Kunoqoshadiisa 6:20 ~ Deuteronomy 6:20

picture

W akhtiga iman doona markii wiilkaagu wax ku weyddiiyo oo kugu yidhaahdo, Markhaatifurka iyo qaynuunnada iyo xukummada uu Rabbiga Ilaaheenna ahu idinku amray micnahoodu waa maxay?


“In time to come your son will ask you, ‘What do all the Laws mean which the Lord told you?’

Continue reading Report error