Sharciga Kunoqoshadiisa 6:1 ~ Deuteronomy 6:1

picture

H addaba waxanu waa amarkii, iyo qaynuunnadii, iyo xukummadii uu Rabbiga Ilaahiinna ahu amray inaan idin baro, inaad ku dhex samaysaan dalka aad ugu gudbaysaan inaad hantidaan,


“These are the Laws which the Lord your God has told me to teach you. You are to do them in the land you are going to take for your own.

Continue reading Report error