O o taas waxaa laydiin tusay inaad ogaataan in Rabbigu yahay Ilaah, oo isaga mooyaane mid kale ma jiro.
It was shown to you so that you might know that Yahweh is God. There is no one else besides him.