Sharciga Kunoqoshadiisa 4:32 ~ Deuteronomy 4:32

picture

B al haatan weyddii waayihii tegey oo idinka horreeyey, ilamaa maalintii Ilaah dadka ku abuuray dhulka, iyo samada geesteed ilaa geesteeda kale, inay jireen ama la maqlay wax sidan oo kale u weyn.


“Ask about the past days, the days before your time, since the day that God made man on the earth. Ask from one end of the heavens to the other. Has anything been done like this great thing? Has anything been heard like it?

Continue reading Report error