X usuusta maalintii aad Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa istaagteen oo aad Xoreeb joogteen, markii Rabbigu igu yidhi, Dadka ii soo shiri, oo anna waxaan maqashiinayaa erayadayda inay bartaan inay iga cabsadaan intay dhulka ku nool yihiin oo dhan, oo ay carruurtoodana saas baraan.
про день, коли стояв ти перед лицем Господа, Бога твого, на Хориві, як Господь говорив був до мене: Збери Мені той народ, і вони слухатимуть слів Моїх, із яких навчаться боятися Мене по всі дні, скільки вони житимуть на землі, та й синів своїх понавчають.
Continue reading Report error