O o markuu Benyaamiin u ducaynayayna wuxuu yidhi, Kan Rabbigu jecel yahay wuxuu ammaan u fadhiyi doonaa meel cagtiisa ah, Oo maalintii oo dhanna gaashaan buu u yahay, Oo wuxuu deggan yahay garbihiisa dhexdooda.
Of Benjamin he said, The beloved of Jehovah shall dwell in safety by him; He covereth him all the day long, And he dwelleth between his shoulders.
Continue reading Report error