Sharciga Kunoqoshadiisa 32:20 ~ Deuteronomy 32:20

picture

O o wuxuu yidhi, Wejigayga waan ka qarin doonaa, Oo waxaan arki doonaa bal wixii ugu dambaystoodu noqon doonto. Waayo, iyagu waa qarni aad u qalloocan Iyo carruur aan iimaan lahayn.


And He said: ‘I will hide My face from them, I will see what their end will be, For they are a perverse generation, Children in whom is no faith.

Continue reading Report error