Sharciga Kunoqoshadiisa 32:15 ~ 申 命 記 32:15

picture

L aakiinse Yeshuruun wuu cayilay, oo wax buu harraatiyey. Adigu waad cayishay, waanad buurnaatay, oo xaydhaysatay. Markaasuu ka tegey Ilaahii uumay, Oo quudhsaday Dhagaxii badbaadadiisa.


但 耶 書 崙 漸 漸 肥 胖 , 粗 壯 , 光 潤 , 踢 跳 , 奔 跑 , 便 離 棄 造 他 的 神 , 輕 看 救 他 的 磐 石 ;

Continue reading Report error