W aayo, waan ogahay in markaan dhinto dabadeed aad iskharribi doontaan, oo aad jidkii aan idinku amrayna gees uga leexan doontaan, oo ugu dambaystana masiibo baa idinku dhici doonta, maxaa yeelay, waxaad samayn doontaan wax Rabbiga hortiisa shar ku ah, inaad isaga kaga xanaajisaan shuqulka aad gacmihiinna ku samaysaan. Gabaygii Muuse
Бо я знаю, що по смерті моїй, псуючися, зіпсуєтеся ви, і відхилитесь з тієї дороги, яку я наказав вам, і в кінці днів спіткає вас нещастя, коли будете робити зло в Господніх очах, щоб гнівити Його чином своїх рук.
Continue reading Report error