Sharciga Kunoqoshadiisa 31:27 ~ Второзаконие 31:27

picture

W aayo, caasinimadiinna iyo madax adkaantiinna waan aqaan. Bal eeg, intaan weli noolahay oo aan maantadan idinla joogo caasiyiin baad ku ahaydeen Rabbiga, haddaba intee baad ka sii darnaan doontaan markaan dhinto dabadeed?


Защото аз знам непокорството ти и твърдоглавието ти. Приживе на мене вие бяхте непокорни на Господа; а колко повече ще бъдете, след като умра!

Continue reading Report error