O o kolkaasaa cadhadaydu ku kululaan doontaa iyaga, waanan ka tegi doonaa, oo wejigaygana waan ka qarin doonaa, oo iyaga waa la baabbi'in doonaa, oo waxaa ku soo degi doona masiibo iyo dhibaatooyin badan, oo waxay maalintaas odhan doonaan, Ilaaheenna aan ina dhex joogin aawadiis sow masiibadanu inooguma soo degin?
فِي ذَلِكَ الوَقتِ، سَأغضَبُ جِدّاً عَلَيهِمْ وَسَأترُكُهُمْ وَأستُرُ وَجهِي عَنهُمْ، فَيُصبِحُونَ فَرِيسَةً لأعْدائِهِمْ. وَتَأتِي عَلَيهِمْ كَوارِثُ وَضِيقاتٌ كَثِيرَةٌ. فَيَقُولُونَ فِي ذَلِكَ الوَقتِ: ‹حَدَثَتْ هَذِهِ الكَوارِثُ لَنا لِأنَّ إلَهَنا لَمْ يَكُنْ مَعَنا.›
Continue reading Report error