M arkaasaa Rabbigu Muuse ku yidhi, Bal eeg, wakhtigii aad dhiman lahayd waa soo dhow yahay, haddaba Yashuuca u yeedh oo isdhex taaga teendhada shirka, aan isaga amar siiyee. Markaasaa Muuse iyo Yashuuca tageen oo teendhadii shirka isdhex taageen.
耶 和 华 对 摩 西 说 : 你 的 死 期 临 近 了 ; 要 召 约 书 亚 来 , 你 们 二 人 站 在 会 幕 里 , 我 好 嘱 咐 他 。 於 是 摩 西 和 约 书 亚 去 站 在 会 幕 里 。
Continue reading Report error