Sharciga Kunoqoshadiisa 30:9 ~ Второзаконие 30:9

picture

O o Rabbiga Ilaahiinna ahu wuxuu idinku barwaaqayn doonaa shuqulka aad gacanta ku qabataan oo dhan iyo midhaha jidhkiinna iyo midhaha xoolahiinna, iyo midhaha dhulkiinnaba, waayo, Rabbigu mar kaluu ku farxi doonaa inuu wanaag idiin sameeyo siduu awowayaashiin ugu farxay oo kale,


И Господь, твой Бог, с избытком даст тебе успех во всех делах твоих рук, благословит вас множеством детей, ваш скот – многочисленным приплодом и ваши поля – обилием плодов. Господь снова будет радоваться о тебе, даруя тебе добро, как радовался Он о твоих отцах,

Continue reading Report error