Sharciga Kunoqoshadiisa 30:3 ~ Повторення Закону 30:3

picture

m arkaasaa Rabbiga Ilaahiinna ahu idinka celin doonaa maxaabiisnimadiinna, wuuna idiin naxariisan doonaa, oo mar kaluu idinka soo ururin doonaa quruumihii Rabbiga Ilaahiinna ahu uu dhexdooda idinku kala firdhiyey oo dhan.


то поверне з неволі Господь, Бог твій, тебе, і змилосердиться над тобою, і знову позбирає тебе зо всіх народів, куди розпорошив тебе Господь, Бог твій.

Continue reading Report error