Sharciga Kunoqoshadiisa 30:16 ~ Deuteronomy 30:16

picture

o o waxaan maanta idinku amrayaa inaad Rabbiga Ilaahiinna ah jeclaataan, oo aad jidadkiisa ku socotaan, oo aad wada xajisaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa iyo xukummadiisa inaad noolaataan oo badataan iyo in Rabbiga Ilaahiinna ahu idinku barakeeyo dalka aad ugu socotaan inaad hantidaan.


I tell you today to love the Lord your God. Walk in His ways. Keep all His Laws and all that He has decided. Then you will live and become many. And the Lord your God will bring good to you in the land you are going in to take.

Continue reading Report error