Sharciga Kunoqoshadiisa 3:27 ~ Повторення Закону 3:27

picture

H addaba u kac Buur Fisgaah dusheeda, oo indhaha ku taag xagga galbeed iyo xagga woqooyi iyo xagga koonfureed iyo xagga bari, maxaa yeelay, adigu ka gudbi maysid Webigan Urdun.


Вийди на верхів'я Пісґі, і зведи свої очі на захід, і на північ, і на південь, і на схід, і побач своїми очима, бо ти не перейдеш цього Йордану!

Continue reading Report error