S ayidow, Ilaahow, waxaad bilowday inaad anoo addoonkaaga ah i tusto weynaantaada iyo gacantaada xoogga badan, waayo, waa kee ilaaha ku jiraa samada amase dhulka oo samayn kara shuqulladaada oo kale iyo falimahaaga waaweyn oo kale?
«Владыка, Господь, Ты являешь Своему слуге Свое величие и крепкую силу. Разве есть какой-нибудь бог на небе или на земле, который смог бы совершить такие же подвиги и великие дела, какие делаешь Ты?
Continue reading Report error