Sharciga Kunoqoshadiisa 3:21 ~ Повторення Закону 3:21

picture

O o waagaas ayaan Yashuuca amray oo waxaan ku idhi, Indhahaagu way arkeen kulli wixii Rabbiga Ilaahaaga ahu uu ku sameeyey labadan boqor. Oo boqortooyooyinka aad u gudbaysid oo dhan Rabbigu saasuu u gelayaa.


А Ісусові наказав я того часу, говорячи: Ото твої очі бачили все, що зробив був Господь, Бог ваш, обом тим царям, так зробить Господь усім царствам, куди ти переходиш.

Continue reading Report error