Sharciga Kunoqoshadiisa 3:18 ~ Deuteronomy 3:18

picture

O o waagaas waxaan idinku amray oo idinku idhi, Rabbiga Ilaahiinna ahu dalkan buu idiin siiyey inaad hantidaan. Raggiinna dagaalyahanka ah oo dhammu idinkoo hub wata walaalihiinna reer binu Israa'iil hor mara oo gudba.


A i whakahau ahau i a koutou i taua wa, i mea, Kua homai e Ihowa e to koutou Atua tenei whenua kia nohoia: haere, e nga maia katoa, me a koutou patu i mua i o koutou tuakana, i nga tama a Iharaira.

Continue reading Report error