Sharciga Kunoqoshadiisa 3:13 ~ Второзаконие 3:13

picture

O o waxaan qabiilka reer Manaseh badhkiis siiyey Gilecaad inteeda kale iyo Baashaan oo dhan oo ah boqortooyadii Coog, intaasoo ah gobolka Argob oo dhan iyo xataa Baashaan oo dhan. (Oo intaas waxaa lagu magacaabaa dalkii reer Refaa'iim.


а остаток Галаада и весь Васан, царство Ога, отдал я половине колена Манассиина, всю область Аргов со всем Васаном.

Continue reading Report error