Sharciga Kunoqoshadiisa 3:10 ~ Deuteronomy 3:10

picture

W axaynu wada qaadannay magaalooyinkii bannaanka ku yiil oo dhan, iyo dalkii Gilecaad oo dhan, iyo Baashaan oo dhan, iyo tan iyo Salkaah iyo Edrecii kuwaasoo ahaa magaalooyinkii boqortooyadii Coog oo Baashaan ku yiil oo dhan.


All the cities of the plain, and all Gilead, and all Bashan as far as Salecah and Edrei, cities of the kingdom of Og in Bashan.

Continue reading Report error