M arkaasaynu leexannay oo waxaynu fuulnay jidka Baashaan u baxa, kolkaasaa waxaa inagu soo baxay Coog oo ahaa boqorkii Baashaan iyo dadkiisii oo dhan inay inagula diriraan Edrecii.
¶ Then we turned, and went up the way to Bashan; and Og the king of Bashan, came out against us, he and all his people, to battle at Edrei.
Continue reading Report error