Sharciga Kunoqoshadiisa 29:23 ~ Второзаконие 29:23

picture

i yo in dalka oo dhammu yahay baaruud, iyo cusbo, iyo meel guban, oo aan waxba lagu beerin, aanna dhalin, oo aan cawsna ka bixin innaba sidii markii la afgembiyey Sodom iyo Gomora, iyo Admaah iyo Seboyim oo Rabbigu ku afgembiyey cadhadiisa iyo xanaaqiisa,


Цялата земя е изгорена със сяра и сол и нито се сее, нито покълват посеви, и никаква трева не пониква на нея, както при съсипването на Содом и Гомор, на Адма и Севоим, които Господ съсипа в гнева Си и в яростта Си.

Continue reading Report error