Sharciga Kunoqoshadiisa 28:62 ~ Второзаконие 28:62

picture

O o in kastoo aad u faro badnaydeen sida xiddigaha samada oo kale waxaa uun idinka hadhi doona in yar oo dhawr ah, maxaa yeelay, codkii Rabbiga Ilaahiinna ah ayaad dhegaysan weydeen.


Вас было много, как звезд на небе, но останется мало, потому что ты не был послушен Господу, твоему Богу.

Continue reading Report error