O o naagta jilicsan, oo idinku dhex jirta oo qabow ku noolaan jirtay oo aan u quudhin inay cagteeda cad dhulka dhigto nolosheedii qaboobayd oo jilicsanayd aawadeed, waxay il shar ah ku dayi doontaa ninkeeda laabta kaga jiifa, iyo wiilkeeda iyo gabadheeda.
Найлагідніша між тобою й найбільше випещена, що через пещення та ніжність не пробувала ставити на землю стопи своєї ноги, зле буде око її на мужа лоня свого, і на сина свого, і на дочку свою,
Continue reading Report error