Sharciga Kunoqoshadiisa 28:45 ~ Второзаконие 28:45

picture

I nkaarahan oo dhammu idinkay idinku soo degi doonaan, wayna idin eryan doonaan oo idin soo gaadhi doonaan ilaa aad baabba'daan, maxaa yeelay, ma aydaan dhegaysan codka Rabbiga Ilaahiinna ah, inaad xajisaan amarradiisa iyo qaynuunnadiisa uu idinku amray.


Всички тия проклетии ще дойдат върху тебе, та ще те гонят и ще те застигат, догде бъдеш изтребен; защото ти не послуша гласа на Господа твоя Бог, за да пазиш заповедите Му и повеленията, които ти заповяда.

Continue reading Report error