O o hadhkii baad u haabhaaban doontaan sida indhooluhu gudcurka u haabhaabto, oo jidadkiinna kuma liibaani doontaan, laakiinse had iyo goorba waa laydin dulmi doonaa oo waa laydin dhici doonaa, oo mid idin badbaadiyana lama arki doono.
And thou shalt grope at noonday as the blind grope in the darkness, and thou shalt not be prospered in thy ways; and thou shalt only be oppressed and spoiled all the days, and there shall be no one to save thee.
Continue reading Report error