O o Rabbigu wuxuu ka dhigi doonaa in laydinku laayo cadaawayaashiinna hortooda, oo iyaga jid qudha baad kaga iman doontaan, oo hortooda ayaad toddoba jid ku kala carari doontaan, oo boqortooyooyinka dunida oo dhammu waad ku dhex rogrogmi doontaan hore iyo dib.
“ The Lord shall cause you to be defeated before your enemies; you will go out one way against them, but you will flee seven ways before them, and you will be an example of terror to all the kingdoms of the earth.
Continue reading Report error