O o Rabbigu roobka dalkiinna wuxuu ka dhigi doonaa budo iyo boodh, oo waxaasu samaday idinkaga soo degi doonaan ilaa aad baabba'daan.
The Lord will change the rain of your land to powder and dust; from the heaven it shall come down on you until you are destroyed.
Continue reading Report error