Sharciga Kunoqoshadiisa 28:13 ~ Deuteronomy 28:13

picture

O o Rabbigu wuxuu idinka dhigayaa madaxa, idinkana dhigi maayo dabada, oo weligiin waxaad ahaanaysaan kuwa sarreeya, oo noqon maysaan kuwa hooseeya, haddaad dhegaysataan amarrada Rabbiga Ilaahiinna ah oo aan maanta idinku amrayo, oo intaad xajisaan aad yeeshaan,


And the Lord shall make you the head, and not the tail; and you shall be above only, and you shall not be beneath, if you heed the commandments of the Lord your God which I command you this day and are watchful to do them.

Continue reading Report error