O o Rabbigu wuxuu idiin furi doonaa khasnaddiisa wanaagsan ee samada inuu dalkiinna roob siiyo xilligiisa, iyo inuu wada barakeeyo shuqulka aad gacanta ku qabataan oo dhan, oo idinku quruumo badan baad wax deymin doontaan, waxbase ma amaahan doontaan.
The LORD shall open unto thee his good treasure, the heaven, to give the rain unto thy land in its season and to bless all the work of thine hand. And thou shalt lend unto many Gentiles, and thou shalt not borrow.
Continue reading Report error