O o maanta waxaad Rabbiga u ballanqaaddeen inuu isagu Ilaah idiin yahay, iyo inaad jidkiisa ku soconaysaan, oo aad qaynuunnadiisa iyo amarradiisa iyo xukummadiisa xajinaysaan, oo aad codkiisa dhegaysanaysaan.
Today you have proclaimed the Lord to be your God, and that you will walk in His ways and keep His statutes, His commandments, and His judgments, and that you will obey His voice.
Continue reading Report error